Isticmaalka Saliida iyo subaga - Normal Porosity
1. Hair Growth Oil
Goormad isticmaali kartaa:
- Waqti kasta: Xili kasta ood ubahaato wad isticmaali kartaa uma baahnid inaad ka maydho.
Waqtiyada ay muhiimka tahay:
- Habeenkii: Si fiican u mari lafta madaxa iyo timahagoo dhan habeenkii, waa xiliga ugu muhiimsan ee mushkiladaha timaha kaa haysta ay saliidu ka caawiso timaha.
- Markaad timaha maydho/Dhaqdid: Kadib markay timahaagu si fiican u qalalan wad u isticmaali kartaa timaha inaad ku feedhato/shanlayasato, aadna wayku anfacaysa waqtiyadan.
- Hadii aad rabto inaad debeda ula baxdid, haysku badin kaliya waxyaro dhaashi ah.
- Saliida isticmaal habeen kasta intay mushkiladu ku haysato, hadii aad tahay dadka madaxooda saliidu ku badan tahayna habeen dhaaf u isticmaal. Markay mushkiladu kaa istaagto sida daadashada waxaad isticmaali kartaa xiliyada aad ubaahan tahay uun.
Qaab kee u isticmaali kartaa:
- Si fiican lafta iyo madaxa oo dhan ilaa halka udanbaysa u gaadhsi uguna massage garay timahaga mudo 2 daqiiqo ah adigoo xooga saaraya qaybta fooda hore, kuna yaraynaya qaybta danbe ee qadaadka ama timuhu ka xidhmaan. Qaybtaas danbe/gadaale saliidu hore ugama baxdo markas haku badin.
- Ha ilaawin baarka timaha.
2. Chebe Butter.
Goormaad isticmaali kartaa:
- 1-2 jeer week gi ugu badnaan: Uma baahnid inaad ka maydho hadaanad adigu awal maydhayn. Sidokale hadi ay nafaqadu kugu badato hal mar uun weeki isticmaal.
Qaabkee u isticmaai kartaa:
- Marba xooga yar gacantada kusoo qaad iskuna xoq labadaada gacmood oo timahaga dhinackasta ka mari, lafta ilaa halka udanbaysa
- Hadii aad Chebe ka ku dareento xasaasiyad hayska gaadhsiin lafta ee tinta uun mari.
- Kadib Masar ku xidho hadaad guriga joogto.
Hal maalin weeki kamid ah
- Maalmaha aad rabto inaad timahaga maydho waxaad umarisa productga qaabkan hoose halmar dhamaantood taas oo kaa cawinaysa nafaqayn badan
- Ugu horayn biyaha kushub
- Saliida mari
- Kadib subaga intaad gacantada kuso qaado, labadaada gacmood isku xoq kadibna madaxaga mari.
- Bac kuxidho
- Masarna kuxidho.
- Kadib Saacad ama laba saacadood kaga maydho Shampoo.