Isticmaalka Saliida iyo subaga - Porosité normale

1. Huile de croissance capillaire

Bonne carte graphique :

  • Waqti kasta : Xili kasta ood ubahaato wad isticmaali kartaa uma baahnid inaad ka maydho.

Waqtiyada est une personne très importante :

  • Habeenkii : Si vous avez mari lafta madaxa iyo timahagoo dhan habeenkii, waa xiliga ugu muhiimsan ee mushkiladaha timaha kaa haysta est saliidu ka caawiso timaha.
  • Markaad timaha maydho/Dhaqdid : Kadib markay timahaagu si fiican u qalalan wad u isticmaali kartaa timaha inaad ku feedhato/shanlayasato, aadna wayku anfacaysa waqtiyadan.
  • Hadii aad rabto inaad debeda ula baxdid, haysku badin kaliya waxyaro dhaashi ah.
  • Saliida isticmaal a été kasta intay mushkiladu ku haysato, hadii aad tahay dadka madaxooda saliidu ku badan tahayna a été dhaaf u isticmaal. Markay mushkiladu kaa istaagto sida daadashada waxaad isticmaali kartaa xiliyada aad ubaahan tahay uun.

Qaab kee u istismali kartaa :

  • Si fiican lafta iyo madaxa oo dhan ilaa halka udanbaysa u gaadhsi uguna massage garay timahaga mudo 2 daqiiqo ah adigoo xooga saaraya qaybta fooda hore, kuna yaraynaya qaybta danbe ee qadaadka ama timuhu ka xidhmaan. Qaybtaas danbe/gadaale saliidu hore ugama baxdo markas haku badin.
  • Il y a une raison à cela.

2. Beurre de chebe.

Bonne carte graphique :

  • 1-2 jeer semaine gi ugu badnaan : Uma baahnid inaad ka maydho hadaanad adigu awal maydhayn. Sidokale hadi est nafaqadu kugu badato hal mar uun weeki isticmaal.

Qaabkee u isticmaai cardtaa :

  • Marba xooga yar gacantada kusoo qaad iskuna xoq labadaada gacmood oo timahaga dhinackasta ka mari, lafta ilaa halka udanbaysa
  • Hadii aad Chebe ka ku dareento xasaasiyad hayska gaadhsiin lafta ee tinta uun mari.
  • Kadib Masar ku xidho hadaad guriga joogto.

Hal maalin weeki kamid ah

  • Maalmaha aad rabto inaad timahaga maydho waxaad umarisa productga qaabkan hoose halmar dhamaantood taas oo kaa cawinaysa nafaqayn badan
  1. Ugu horayn biyaha kushub
  2. Saliida mari
  3. Kadib subaga intaad gacantada kuso qaado, labadaada gacmood isku xoq kadibna madaxaga mari.
  4. Bac kuxidho
  5. Masarna kuxidho.
  6. Kadib Saacad ama laba saacadood kaga maydho Shampooing.