Isticmaalka Saliida iyo subaga - Nooca timaha Faible porosité

1. Huile de croissance capillaire

Bonne carte graphique :

  • Waqti kasta : Xili kasta ood ubahaato wad isticmaali kartaa uma baahnid inaad ka maydho.

Waqtiyada est une personne très importante :

  • Habeenkii : Si vous avez mari lafta madaxa iyo timahagoo dhan habeenkii, waa xiliga ugu muhiimsan ee mushkiladaha timaha kaa haysta est saliidu ka caawiso timaha.
  • Markaad timaha maydho/Dhaqdid : Kadib markay timahaagu si fiican u qalalan wad u isticmaali kartaa timaha inaad ku feedhato/shanlayasato, aadna wayku anfacaysa waqtiyadan.
  • Hadii aad rabto inaad debeda ula baxdid, haysku badin kaliya waxyaro dhaashi ah.
  • Saliida isticmaal a été kasta intay mushkiladu ku haysato, hadii aad tahay dadka madaxooda saliidu ku badan tahayna a été dhaaf u isticmaal. Markay mushkiladu kaa istaagto sida daadashada waxaad isticmaali kartaa xiliyada aad ubaahan tahay uun.

Qaab kee u istismali kartaa :

  • Si fiican lafta iyo madaxa oo dhan ilaa halka udanbaysa u gaadhsi uguna massage garay timahaga mudo 2 daqiiqo ah adigoo xooga saaraya qaybta fooda hore, kuna yaraynaya qaybta danbe ee qadaadka ama timuhu ka xidhmaan. Qaybtaas danbe/gadaale saliidu hore ugama baxdo markas haku badin.
  • Il y a une raison à cela.

2. Beurre de chebe.

Subaga markaad isticmaalaysid waa muhiim inaad taqaanid qaabka est timahaagu nafaqada u qaataan, taas na waxaad ku ogaanaysa markaad samayso tijaabada porosité ga. Tijaabadan waa qasab ina samaysid.

Bonne carte graphique :

Cheveux à faible porosité :

  • 1 mars semaine ugu badnaana 2 mars hadaad ka maarmi waydo. Waa qasab inaad subaga ka maydho timahaaga.

Qaabkee u isticmaali :

  • Malqacad/Qaado kaga guro intaad isleedahay waykugu filantahay subaga oo ku shubo meel chou frisé.
  • Kadib intii aad ku shubatay meesha chou frisé dhalaali ama diiri oo ka dhig sida saliid oo chou frisé,waxaad isticmaali kartaa cuisinière ka cadiga aha ama Micro-ondes ka.
  • Ka ilaali inuu kaa karkaro subagas waayo nafaqada ka baxaysa, ku ilaali kaliya inuu kuu dhalaalo oo sidii saliid oo kaliya noqdo.
  • Kadib marso madaxaga oo dhan si fiicana iskugu massage garay.
  • Markaad marsato bac ku xidho timahaga kadibna masar.
  • 30 daqiiqo ilaa sacad kadib ka maydho kagana maydho shampooing.

Talooyin ku saabsan waxyabaha timaha Faible porosité ga ah aad ka ilaalinaysid.

  • Iska ilaali saliida noix de coco ka ama saliid qumbaha, markastood isticmaasho timahaga wayku culus tahay waxaanay kugu sababaysa daadasho.
  • Iska ilaali shampooing yada est kujirto saliid qumnbe, je subag yada kala duwan. shampooing kasta oo culus iska ilaali.
  • Shampooing yada silicone ku kujirto iska ilaali, sababtoo ah siliconku timaha way qurxisa iyadoo dusha sare ee tinta dahaadh kusamaysa, dahaadh kaasina wuxuu sababaya in tintada awalba ayadoo nafaqadu si adag ku galaysay in taasina kabasii xidho.. warbixin faahfaahsan oo kusaabsan faible porosité ga fadlan ka akhriso qaybaha kale si aad waxbadan uga barato hadii timahaagu yihiin faible porosité.