Waxaan isticmaalay saliidda timaha iyo subagga chebe, waxaana ka helay natiijooyin aad u fiican. Saliiddu waxay ka dhigtay timahayga kuwo xoog badan oo dhumuc weyn leh, waxaa sidoo kale ka muuqday timo cusub oo soo baxaya. Subagga chebe wuxuu timahayga ka dhigay mid jilicsan oo dhalaalaya.
Guud ahaan, labadan alaabood waxay si weyn u taageereen caafimaadka timahayga, waxaana si dhab ah ugu talinayaa qof kasta inuu isku dayo🫰😍
Wan heley abayo Thanks 🙏
Masha Allah tabarakalaah markii 2aad ayaan dalbanayaa alaabtan Sidey II naasibtay, waa kaalay arag aad sa u mhadsantihiin team Oleogro ilaahy ajar ha idinka siiyo🤲
Waan helay wllo Mahadsanid waan sugi la ahay inaan bilaabo 🥰
Waxaan isticmaalaya Setkan muddo 3week ah , markii aan bilaabayay timahaygu waxay ahaayeen qalayl, aad u daadanaya, bixitaankiina yareeyay. Alx saddex week kedib waxaan setkan baa i caawiyay kana helay isbeddel fiican, iyo weliba la talin service fiican wadata.Mahadsanidiin dhmn shirkadda iyo shaqaalahaba
Runtii hadal kuma soo koobi karo sidey ii anfaceen alaabtan khaasatan sida subagu nafaqada ugu soo celiyey timahaygi qaleylka iyo nafaqo daradu haysay mana sugi karo in marar kale dalbado oo sii wado Jasakalahum kheir🥰