TIMAHAAGU NOOCAY YIHIIN MA TAQAANA ?

Mararka qaar inaynaan garanayn nooca timaheenu yihiin waxay caqabad wayn ku noqota daryeelka saxda ah ee aynu siin lahayn timaheena, taas oo wantedta inaynu isticmaalno products aan ku haboonayn timaha. 

Qormadan waxan kaaga caawinaynaa maanta inaad si kooban u ogaato nooca timahaagu yihiin kadibna aad qaadato products ka saxda ah ku ah. 

Muuqalkan yar ee hoose waa qaabka ugu fudud ee loo sameeyo tijaabo taas oo lagu oganayo si fudud timahagu noocay yihiin.

1. Hadii aad tahay nooca loo yaqaan porosité élevée.

  • 1. Ugu horayn timahaagu nafaqada ma kaydsan karaan markiibana nafaqada way qaataan markiibana way tuuran yacni way qalalaan, taasoo hadii aanay qaadan nafaqo badan oo culus oon hore ubaxayn ay ku dhacayso qalayl, daadasho iyo inanay bixin sidoo kalena ay ka guuran meelo kamida madaxa, haday tahay xaga hore iyo haday tahay dhinacyada madaxa kale oy ugu badan tahay dhexdu, taasna waxay kala siman yihiin timaha kale un wayo timo kasta marka ay qalalaan in badana daataan waxay natiijadu ugu danbayn noqota inay timuhu meelo badan ka guuran oo mesha bidaar timaado.

  • Les produits Marwalba sont très poreux et les produits à haute porosité sont déjà disponibles, ils vous permettent de couvrir la même chose que la teinte saanay nafaqadu ou bixin.

Hadii adigoo haute porosité ah aad leedahay ciladahan produits kan isticmaalkooda xooga saar.

  1. Hadii est timuhu kaa daadanayaan, sidoo kale qalalan yihiin : Waxa muhiim ah biyaha, saliida iyo Chebe Butter inaad isku isticmaasho. Tani waa setka ugu haboon ee aad qadan lahayd markastod mid ka tagtana waxaad dib u dhigtay faaidaadi aad sida dagdaga ku heli lahayd. Laakin hadana wad dalban kartaa intii awoodaadu tahay adigoo joogtaynaya isbadal la taaban karona aad ku helayso. Halkan ku dhufo triste u dalbato midka RAGA . Halkana ku dhufo sad u dalbato mida DUMARKA
  2. Hadii est dhinacyada, dhexda ama xaga hore ka banaan tahay tintaadu ama madaxaagu waxa muhiim ah inaad isku darsato DERMA ROLLER iyo setka raga ama dumarka .
  3. Hadii ay tintaadu leedahay toxob iyo lafta madaxa oo cuncun leh nadiifna aan ahayn waxaad ku darsata saliida qasilka taas oo aad timahaaga ku radinayso kahor intanad maydhin, waxaanay kaa cawinaysa inay lafta madaxaaga nadiifin u samayso. Halkan ka dalbo ayadana Rag iyo dumar wa iskumid. SALIIDA QASILKA .

Hadii adigoo haute porosité ah aanad lahayn cire cilad ah ama ay ciladaadu badnayn produits waxaad qadan kartaa ka aad xiisaynayso markaas Saliida ama subaga midkood, laakiin biyaha Kaligood ma qadan kartid!. Produits Markastana laba kayar ma fiicna inaad isticmaasho waayo nafaqada timahaagu ma haynkaraan taaso macnaheedu tahay hal wax kuma filna.

2. Hadii aad tahay nooca loo yaqaan Faible porosité.

  1. Timahan aad bay xaasaasi u yihiin , waa timo ay fududahay inay daatan, qalalan sidokale est guuraan. sababtuna waa nafaqada oo adag inay gasho maadaama daldaloolada tinta ay aad u yaryar yihiin mararka qaarna est xidhoba. Timahan ma qaadan karaan produits badan iyo sidokale produits culus oo ku dhagdhaga madama ay daadanayan.
  2. Timahan Looma Ogola gel, salid qumbaha (huile de coco) iyo sidokale subagyada aan laga taxadarin ee layska dul saarayo ama la marinayo lagana maydhayn sidoo kalena lagu joogtaynayo, intuba waxay ku Keenaan daadasho aan xad lahayn.
  3. Dans kabadan inta ay timaha kale u baahan yihiin product biyo ka samaysan ayay ayagu ugu baahi badan yihiin yacni biyaha wayku nool yihiin iyagu la'aantoodna waxbadan ba adkaanaya , markasta product gaad marinaysa waa inuu khafiif noqdaa (mid aan cuslayn) sidokalena biyo la' mariyaa intan saliid la marin. Biyuhu maaha kuwa qoyaan ka dhigaya ee waa biyo kooban khafiif ah oon badnayn.
  4. Timahan waxay inta badan dal-dalooladoodu ku furmaan kulaylka iyo huuriska markaas inaad biyo diiran oon gubayn ku maydho sidokale aad weeki halmar huuriso oo nafaqada ku kulayliso ilaa saacad waxay kaa cawinaysa inay product gu timahaga galan, sida subaga oo chou frisé
  5. Produit ga ku haboon ee ay tahay khasab inaa marisid waa biyahayaga Eau magique iyo Huile de croissance des cheveux oo aad halkan ka dalban kartid, DUMAR iyo RAG .Kuwani maaha wax ikhtiyaar ku xidhan labadan produit ma kala maarmaan timahaaguna aad bay ugu baahan yihiin wana khasab inaad isku istiquemaasho. Produit ga saddexaad na waa subaga ama Chebe butter kayaga , waa mid aanu ka taxadaraynay bilahan u danbeyey inay isticmaalaan dadka low porosity ga, in kabadan 100 case study ama daraasad na ku samaysay qaabkay dadka low porosityga u isticmaali karaan.Subagayaga chebe butter waa midka kaliya ee subagyada suuqyada kujira u diyaarsan dadka faible porositéga ah, Sidokale samaynaya nafaqo iyo bixitaan, sidookale dhumucda timaha so celinaya. Waxaanad isticmaali kartaa weeki hal mar ama laba jeer adigoo raacaya isticmaalka gaarka ah uu leeyahay iyo shuruucda aanu u dajinay, hadii aad sharcigaas ka gudubtana waxaad ogaata in masuuliyada aad adigu iska leedahay. Fadlan ixtiraam qaabka isticmaalka ee subagayaga si aad faaidada la rabo u hesho.
  6. Halkan ka dalbo Setka oo dhamaystiran RAG et DUMAR
  7. Hadii est timuhu kaa daadanayaan, sidoo kale qalalan yihiin : Waxa muhiim ah Setka oo dhamaystiran. 
  8. Hadii est dhinacyada, dhexda ama xaga hore ka banaan tahay tintaadu ama madaxaagu waxa muhiim ah inaad ku darsato Derma roller , iyadana dusheeda ku dhufo saad ugu darsato.
  9. Hadii ay tintaadu leedahay toxob iyo lafta madaxa oo cuncun leh nadiifna aan ahayn waxaad ku darsata saliida qasilka taas oo aad timahaaga ku radinayso kahor intaanad maydhin, waxaanay kaa cawinaysa inay lafta madaxaaga nadiifin u samayso. Halkan ka dalbo ayadana Rag iyo dumar wa iskumid. Saliida Qasilka .

Hadii adigoo Faible porosité ah aanad lahayn cire cilad ah ama ay ciladaadu badnayn waxaad qadan kartaa Biyaha iyo Saliida, laakiin biyaha kaligood ma qadan kartid!. Subagana hadaad qadatid ma dhaafin kartid bishii 4-8 jeer, 1 heure kadib ka maydhid.

3. Hadii aad tahay nooca loo yaqaan CHEVEUX À POROSITÉ NORMALE et à porosité moyenne.

  1. Timahaagu waa timo normal ah waxaad marisaaba way anfacayaan mushkiladoodana si fudud baa lagu xalin karaa.
  2. Timahan nafaqadu si caadiyay ku gashaa waqti dheerna nafaqadooda way haystaan ​​oo markiiba iskama tuuraan.
  3. Uma baahna taxadar iyo waxyaabo dheerada inaad samayso si aad u ilaaliso si caadiya bay u shaqeeyan, saliid kaligeed hadad isticmaasho xata way haysanayan nafaqadas iyo waxii kale aad maarisanaba.
  4. Saliida iyo subagu aad bay muhiim ugu yihiin timahan. Iskuna day inaanad product badan isticmaalin, yacni si joogto ah aanad wax umarin waayo intii hore oon ka bixin hadaad waxbadan o kale ka daba gayso timuhu culays bay dareemayaan, sidookalena waxa laga yaaba inaad toxob yeelatd.
  5. hadii ay ku qalalan yiihin oyna daadanayeen, 2 semaines ee u horeeyaba nafaqadu timahaaga way usoo noqonaysa markaas wixii danbe dhawr kii maalinba maalin sifiican saliid iyo subag ugu shub oo ku xidh.
  6. 2 semaine jeer kasta ayaa ka badan subaga iyo saliida ina marisid.
  7. Halkan ka dalbo Saliida iyo subaga Dumar iyo saliida iyo subaga Raga
  8. Hadii aad rabto biyaha waad ku darsan kartaa waxaanad isticmaali karta kahor iyo kadiba saliida. Halkan ka dalbo setka oo dhamaystiran Raga iyo dumarka

Mushkilad kastoo kaa haysata timaha waxa hubaal ah dans le produit gayagu xalinayaan insha allah, anagoo ku kalsoon tayada alaabtayada iyo falcelinta macaamishayada waxan hubnaa dans le résultat dagdaga aad ku helayso mudo kooban.

Biyahu waxay ka caawiyaan timaha in hadii aad saliida ka horaysiiso est timahaaga nafaqada u furaan si est nafaqadu si fudud ugasho. Subixii hadaad marisona waxay kaa kala yaraynaysaa in saliidii iyo subagii aad xalay marsatay est kaa kala yareeyaan oo timahaagu timo normal ah oo sidii in hada lasoo maydhay oo kale ayka dhigaan.