Istimaalka Saliida Iyo Biyaha.
1. Huile de croissance capillaire
Bonne carte graphique :
- Waqti kasta : Xili kasta ood ubahaato wad isticmaali kartaa uma baahnid inaad ka maydho.
Waqtiyada est une personne très importante :
- Habeenkii : Si vous avez mari lafta madaxa iyo timahagoo dhan habeenkii, waa xiliga ugu muhiimsan ee mushkiladaha timaha kaa haysta est saliidu ka caawiso timaha.
- Markaad timaha maydho/Dhaqdid : Kadib markay timahaagu si fiican u qalalan wad u isticmaali kartaa timaha inaad ku feedhato/shanlayasato, aadna wayku anfacaysa waqtiyadan.
- Hadii aad rabto inaad debeda ula baxdid, haysku badin kaliya waxyaro dhaashi ah.
- Saliida isticmaal a été kasta intay mushkiladu ku haysato, hadii aad tahay dadka madaxooda saliidu ku badan tahayna a été dhaaf u isticmaal. Markay mushkiladu kaa istaagto sida daadashada waxaad isticmaali kartaa xiliyada aad ubaahan tahay uun.
Qaab kee u istismali kartaa :
- Si fiican lafta iyo madaxa oo dhan ilaa halka udanbaysa u gaadhsi uguna massage garay timahaga mudo 2 daqiiqo ah adigoo xooga saaraya qaybta fooda hore, kuna yaraynaya qaybta danbe ee qadaadka ama timuhu ka xidhmaan. Qaybtaas danbe/gadaale saliidu hore ugama baxdo markas haku badin.
- Il y a une raison à cela.
2. Eau magique.
Goormaad isticmaali kartaa Qaabkee bad se u isticmaali :
- Habeenkii : Isticmaal kahor intanad marsan saliida.
- Maalintii : Markii aad xalay marsatay saliida, si ay timahaagu Fresh u noqdan isticmaal biyaha hadii aad nin tahay waliba aanad maydhanayn/qubaysanayn. Sidokale marka aad dareento inay madaxaaga saliidu ku badatay. Hadii aad dumar tahayna isticmaal kaliya markaad dareento saliid badan inuu madaxaagu yeeshay sidokalena hadii aad ubahan tahay subixii inaad timahaga fresh kaga dhigto wad isticmaali kartaa. Ogowna biyuhu waxay ka caawiyaan timaha inay dufanka badan ka ilaaliyaan oo est isku dheelitiraan nafaqada madaxa, markaas haday timahaagu qalalan yihiin ha isticmaalin biyaha maalinti, kaliya markaad saliida marsanayso un.
- Habeenkii xooga yar ku buufi markaad saliida la isticmaalayso, maalintiina intii aad isleedahay waykugu filan tahay.
Talooyin Guud :
- Hadii aanad aqoon nooca timahaga, test iska qaad oo ogow timahaaga si aad u ogaato qaabka aad timahaga u ilaalinayso, una daryeelayso.
- Testez gu wuxuu kaa caawinaya inaad barato nooca shampooing ga aad isticmaalayso iyo kuwa aan kugu haboonayn, intaas waxa dheer saliidaha aad iska ilaalinayso ee aan kugu haboonayn.